32 C
New York

DFS oo imtixaan ka qaadaysa in ka badan toban kun oo macalin, si ay uga xulato saddex kun

Published:

[ad_1]

Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida maamulada Soomaaliya si rasmi ah uga bilawday imtixaan ay galayaan 13-kun oo macalin, kuwaas oo saddexda kun ee ugu sarreysa ay macalinimo u qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img