23.4 C
New York

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda caruurta Soomaaliya ee xilligan, waxaana marti ku ah; Maxamed Cabdi Cali, oo ah madaxa qeybta Xuquuqda Caruurta ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.Waxaa soo jeedinaya Nuur Bukhaari.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img