21.2 C
New York

Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara

Published:



Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana sare u qaadayo suurta-galnimada iska hor-imaad ka dhaca gobolka.
Warbixin ay qortay AFP, waxaa noo haya Ahmed Ali Sheikh.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img