15.5 C
New York

Wareysi: Cali Balcad oo faah-faahiyey kulankii Xasan Sheekh iyo Abiy

Published:


Muqdisho — 
Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa ku heshiiyay in xiriirkoodii ay dib u soo celiyeen, iyadoo dhinaca kalena Masar ay Qaahira ka sheegtay in aysan oggolaan doonin in saldhig militari uu badda ka sameysto dal aan xad la lahayn Badda Cas.
Haddaba wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda oo ka mida wafdiga madaxweynaha ee galabta ka soo laabtey Addis Ababa Cali Cumar “Cali Balcad” ayaa Falastiin Axmed Iimaan waxay weydiisey bal inuu ugu horreyn nooga waramo sida uu kulankan ku yimid iyo waxyaabihiii looga wadahadlay?


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img