More

    Wareysi: Sidee sanadkan aheyd xaaladda Xujayda Soomaalida?

    Published on:


    Makkah — 
    Kulayl darran oo jirey ayaa sanadkan sabab u noqdey inay in ka badan 1000 qof ku geeriyoodaan Xajka. Dadkaas ayaa waxaa ka mid ahaa lix qof oo ka tegay Soomaaliya.Haddaba, sidee ayey ahayd xaalkii Xujeyda Soomaalida? Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey Khadar Xaaji Daahir oo ah gudoomiyaha hay’ada Arrimaha Xajka u qaabilsan wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Federaalka ee Soomaaliya.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here