Xasan Sheekh iyo Ruto oo ku kulmay Nairobi

0
145


Nairobi — 
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay gaaray magaalada Nairobi, ayaa maanta Aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Ruto.Socdaalka Kenya ayaa ah lugtii afaraad ee safar uu madaxweyne Xasan Sheekh ku marayo gobolka, isaga oo horey u booqday dalalka Uganda, Burundi iyo Jabuuti.Wariyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan ka soo dirtay Nairobi.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here