24.6 C
New York

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Baydhaba

Published:


Baydhaba — 
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa magaalada Baydhaba ku qabtay shir looga hadlayey arrimaha amniga iyo xaaladaha bani’aadannimo.Shirkaasi ayaa waxaa sidoo kale diiradda lagu saaray wadashaqeynta hay’adaha samafalka ee deegaanka ka shaqeeya iyo maamul.Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img