21.4 C
New York

Halista tahriibka dhallinyarada Soomaalida oo dib u soo cusboonaatay

Published:


Boosaaso — 
Ugu yaraan 25 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kadib markii laba doon oo siday tahriibayaal ay ku qalibmeen xeebaha Madagascar bishii la soo dhaafay.Dhacdadaas ayaa iftiimisay in tahriibtii dhalinyarada iyo halistii badaha ay dib u soo cusboonaatay.Ku soo dhawaada qeybta 1-aad, barnaamij gaar ah oo aan ku eegeyno arrimaha tahriibka. Waxaa soo jeedineysa Faaduma Yaasiin Jaamac.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img