More

    Maxay ka dhigantahay guusha xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada?

    Published on:


    MUQDISHO— Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee 17 jirrada ayaa u soo gudbay wareega Semi-finalka ee Koobka Bariga iyo Bartamaha, oo ay difaacanayaan.
    Haddaba, Soomaaliya mar kale maku guuleysan kartaa tartankan? Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, wariyaha VOA-da, Maxamed Xiddir.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here