Bandhigga VOA: Sidee u shaqeeyaa nidaamka xeer-beegtida Mareykanka?
Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka xeer beegtida Maxkamadaha Mareykanka iyo sida uu u shaqeeyo. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedinaysa.
Read More