19.9 C
New York

Laba sano kadib maxaa u qabsoomay madaxweyne Xasan Sheekh?

Published:


Muqdisho — 
Toddobaadkan waxaa laba sano ku beegan oo ay kasoo wareegtay markii la doortey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka madaxtinnimada Soomaaliya mar labaad loo doortey, isagoo baddalay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Haddaba Laba sano kadib, maxaa u qabsoomey, maxaase laga fili karaa dowladdan labada sano ee soo socota?
Su’aalahaas iyo kuwa kale ayuu Jamaal Axmed Cismaan hordhigey Maxamed Xaadir Nuurre oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha amniga iyo siyaasada, kuna sugan Muqdisho.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img