More

    Dowladda Soomaaliya oo fulisay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab

    Published on:


    Muqdisho — 
    Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in weeraro ay duqeyn cirka ah ku jirto, oo ay ka fuliyeen deegaano ku yaalla Galguduud iyo Shabeellaha Dhexe, ay ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen maleeshiyada ururka al-Shabaab.Weeraradan ayaa la sheegay in lagu dilay tiro maleeshiyada al-Shabaab ah, gaadiidna looga gubay.Inkasta oo dowladdu aysan ka soo saarin war rasmi ah khasaarah iyo tirada dhimashada, haddana qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada oo ay warbaahinta gudaha soo xigatay ayaa sheegay in ku dhawaad 20 ka mid ah maleeshiyada al-Shabab lagu dilay.Maxamed Colaad Xassan ayaa faahfaahinta howlgaladan wax ka weydiiyay afhayeenka Wasaaradda difaaca Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here