More

    Baarlamanka cusub ee Jubaland oo maanta doortay guddoon

    Published on:


    Kismaayo — 
    Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen guddoomiyaha baarlamanka iyo labada guddoomiye ku-xigeen.Doorashadan ayaa ka dhigan tallaabo baarlamanka Jubaland uu qaaday ka hor doorashada madaxweynaha Jubaland oo la qorsheeyay inay dhacdo 25-ka bishan November.Jubbaland ayaa sii wada doorashooyin ay jadwaleysatay, inkastoo dowladda dhexe ee Soomaaliya ay diidan tahay.Wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad Aaden ayaa warbixintan ka soo diray Kismaayo.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here