25.2 C
New York

Hargeysa: Carwada bandhigga buugaagta oo la qabtay

Published:


Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka furmay bandhigga buugaagta oo 17-kii sannadood ee u dambeeyey si joogta ah loogu qabanayay Hargaysa. Bandhiggan waxa ka soo qaybgalay qoreyaal, abwaano, siyaasiyiin iyo xarumaha lagu iibiyo buugaagta. Waxaa lagu soo bandhigayaa in ku dhow 200 oo buug oo sanadkan u dambeeyay soo baxay. Warbixintan waxa magaaladda Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img