More

    Wareysi: Xanuunka Cagaarshowga oo ku soo badanaya Soomaaliya

    Published on:


    Sanad kasta Isbuucaan oo kale 28-ka July, waxaa dadka dunida laga wacyi-geliyaa xanuunka Cagaarshow-ga oo ah mid leh helis caafimaad, loona baahan yahay in si weyn looga taxaddaro.
    Soomaaliya, sanadihii ugu dembeeyay dhaqaatiirta ayaa sheegay in xanuunka dadka laga helay ay aad u kordhayaan, waxayna sababta ku sheegeen bulshada oo aan wacyi badan u laheyn, waxyaabaha keena in uu faafo iyo ka hortaggiisaba.
    Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow waxa uu wareysi ku saabsan xanuunka Cagaarshowga la yeeshay Dr. Cabdi Faarax Taano oo in ka badan 30 sano ka shaqeynayey caafimaadka, haddana ka howl-gala Isbitaalka Shaafi ee magaalada Muqdisho.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here