22.9 C
New York

Buundada Buulo-burde oo dib loo dayac-tiray

Published:

[ad_1]

Kaddib marki ay sannadki 2022-ki ay miino ku burburiyeen kooxda Al Shababa, ayaa todobaadkaan dib loo howlgeliyay buundada magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan.
Dib u dayac-tirka buundadan muhiimka ah, ayaa wariyaha VOA-da ee Hirshabelle, Xuseen Xasan Dhaqane uu ka wareystay, guddoomiyaha ganacsatada Buuloburde, Farax Garaad Macallim.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img