More

    Ilhan Cumar oo ku guuleysatay doorasho aad xasaasi u aheyd

    Published on:


    Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka.Ilhan ayaa doorashada kaga guuleysatay Don Samuels oo isna ah siyaasi dimoqraadi ah. Waana marki labaad oo xiriir ah oo ay Don ku garaaceyso doorashada is reeb reebka kursiga degmada Shanaad. Guusha Ilhan, ayuu Nur Hassan Nur oo Washington jooga ka wareystay, wariyaha VOA-da ee Minnesota, Maxamuud Mascadde.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here