31.4 C
New York

Dagaal dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland

Published:

[ad_1]

Raas Kambooni — 
Dagaal xooggan ayaa maanta aagga Raas Kambooni ee degamada Badhaadhe ee Jubada Hoose ku dhex-maray ciidamo ay dhawaan halkaasi geysay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo ciidamada Jubaland.Dagaalka ayaa yimid kadib maalmo ay kasii daraysay xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland. Labada dhinaca ay midba kan ka kale uu ku eedeeyay inuu weerarka soo qaaday.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa magaalada Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aaden Maxamed Salaad.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img