[ad_1]
Jabuuti —
Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Soomaaliya Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ay ku yeesheen Jabuuti waxay ka soo saareen war-murtiyeed ay kaga hadleen xaaladdfa Soomaaliya, gaar ahaan xilliga kala guurka ah ee ciidamada nabad ilaalinta ATMIS ay xilka wareejinayaan.Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Jabuuti ka soo diray Ramadaan Muuse.
[ad_2]
Read More

