More

    Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Ceelbuur

    Published on:


    Ceelbuur — 
    Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhawaacmeen dagaal beeleed laba maalin socday oo ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, gaar ahaan furimaha dagaalka ee ay isku hor fadhiyaan Al-Shabaab iyo ciidanka Galmudug.Maamulka deegaanka ayaa kooxda Al-Shabaab ku eedeeyay hurinta colaadaha beelaha dhexdooda ah, ayaga oo sheegay inay kooxda fursad ka raadinayso dagaallada.Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Maclin Isxaaq ayaa faahaafhinta dagaalka ka waraystay guddoomiyha gobolka Galgaduud Cilmi Cani Ganey.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here