Isimo billaabay dhex dhexaadinta Somaliland iyo Khatumo

0
159


Laascaanood — 
Maalmahan waxaa magaalada Laascaanood ku sugnaa wafdi ka kooban isimada dhaqanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, kuwaas oo hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.Isimadan ayaa sheegay in ay isu taageen sidi ay nabad u kala dhax-dhigi lahaayeen maamullada Somaliland iyo SSC Khatumo. Wariyaha VOA-da ee Laascaanood, Cabdikarim Olol ayaa ujeedada socdaalka wafdigani ka wareystay, Garaad Kulmiye Garaad Maxamed.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here