Wasiir Cali Xoosh: Dalka wuxuu aadayaa doorasho – Wareysi

0
176


Muqdisho — 
Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cali Xoosh oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay in dalka uu aaday doorasho, wax kalana aysan dhici karin xilligan.
Wariyaha VOA-da Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle ayaa ku waraystay magaalada Muqdisho.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here