TOOS, Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen dagaalyahanno Alshaabaab ah

0
203
TOOS, Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen dagaalyahanno Alshaabaab ah



, 2025-03-14 09:20:00 ,

Madaxweynaha
Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in uu ku oggol yahay hindisaha
xabbad-joojinta ee Ukraine, laakiin “weyddiinta” weli
taagani ay tahay nooca xabbad-joojinta isaga oo soo jeediyay dhowr shuruudood
oo adag.Hadalka
Putin ayaa daba socda qorshe xabbad-joojin 30 maalmood ah oo ay oggolaatay
Ukraine horraantii todobaadkan kaddib wadahadal dhex maray Maraykanka.Madaxweynaha
Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay jawaabta uu Putin ka bixiyay
qorshahan mid wax isdaba marin ah, wuxuuna ku baaqay in cunaqabatayn dheeraad
ah la saaro Ruushka.Mareykanka
ayaa cunaqabatayn dheeri ah saaray qeybaha saliidda, gaaska iyo bangiyada
Ruushka.Saraakiisha
Ruushka ayaa sheegay in Putin la filayo inuu wadahadal ku saabsan xabbad
joojinta fiidnimada Khamiista la yeesho ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha
Mareykanka Donald Trump oo la yidhaahdo Steve Witkoff, kaasi oo ku sugnaa
Moscow.Ma cadda in kulankaasi dhacay iyo in kale. Jimcihii,
warbaahinta dowladda Ruushka oo soo xiganeysa shabakadda la socodka hawada ee
Flightradar ayaa sheegtay in diyaaradda la rumeysan yahay in ay sidday Witkoff
ay ka tagtay Moscow.Mid ka mid ah shuruudaha ugu weyn ee Putin ku xidhay
hindisahaha xabba-joojinta waa midda ku saabsan in la gaadho xababd-joojin
waarta iyo in meesha laga saaro waxyaabaha isag ula muuqda in colaadda
aysababta u yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here