29.6 C
New York

Siyaasadda Qarsoodiga (Privacy Policy)

Published:

Macluumaadka aan uruurino

Wararka.so ma uruuriso macluumaad shakhsiyeed marka aad booqato boggayaga, marka laga reebo macluumaadka caadiga ah ee server-ku diiwaangeliyo (sida IP-gaaga, browser-ka aad isticmaasho, iyo waqtiga booqashada).

Cookies

Waxaan isticmaali karnaa cookies si aan u hagaajino khibradaada isticmaale. Hadii aad diido cookies, waxaad ka saari kartaa browser-kaaga.

Warka Email-ka (Newsletter)

Haddii aad iska diiwaangeliso warka email-kayaga, waxaan uruurinnaa cinwaanka email-kaaga oo keliya. Macluumaadkaaga lama wadaagi doono cid saddexaad. Waad ka bixi kartaa wakhti kasta adoo riixaya linkiga “Unsubscribe”.

Macluumaadka la wadaago

Wararka.so ma iibiso, ma kireeyo, mana wadaagto macluumaadkaaga shakhsiyeed cid kale. Waxaan la wadaagi karnaa oo keliya haddii sharcigu farayo.

La xiriir

Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan siyaasaddan, fadlan nagala soo xiriir: [email protected]

La cusboonaysiiyay: July 10, 2026

Related articles

Recent articles

spot_img