Howlgalka AUSSOM oo gacanta kusoo dhigay hub iyo rag lagu tuhmaayo Al shabaabnimo
Hawlgalka ayaa lagu soo qabtay hub lala xiriirinayo weerarro dhowaan deegaanka ka dhacay oo rag Al shabaab ah ay geeysteen, waxaana sidoo kale lagu soo xiray dhowr tuhmanayaal.
Ugu dambeeyntii waxaa bayaanka lagu sheegay in Dadaalkan wadajirka ah uu xoojinayo waajibaadka howlgalka AUSSOM, wuxuuna gacan ka gaysanayaa sidii mas’uuliyadaha amniga loogu wareejin lahaa Ciidanka Amniga Soomaaliyeed.
Al shabaab meelaha ay wali ku xoogan tahay ayay kamid tahay Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Degaanada kale ee Koofur Galbeed Soomaaliya.