25.6 C
Mogadishu

Tag: Khamiis

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Khamiis, May 22, 2025-Madaxweynaha Maraykanka oo si adag u weeraray Madaxweynaha Koonfur Afrika oo booqasho ugu tagay

Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ku eedeeyay inuu oggolaaday in la laayo...

Khamiis, May 22, 2025-Somaliland, Faransiiska, Itoobiya iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay doorka ay Somaliland ku leedahay gobolka

Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo weli ku guda jira safarkiisii shaqo ee uu ku joogo...

Khamiis, May 22, 2025-PSF oo jawaab ka bixisay eedayn uga timid guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland

Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidanka PSF ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uu dhawaan saxaafadda u marsiiyay guddoomiyaha gobolka Mudug ee...

Khamiis, May 22, 2025-Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga ...

Khamiis, May 15, 2025-Xanuunka Jadeecada oo Ka Dilaacay Deegaanada Somaliland oo Dad Badan Soo Ritay

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Xanuunka Jadeecada, oo ah cudur fayras ah, ayaa si ba’an uga dilaacay deegaanada Somaliland, waxaana uu soo...

Khamiis, May 15, 2025-Farmaajo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ku tuntay Dastuurka KMG ee dalka

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ku tuntay Dastuurka...

Khamiis, May 15, 2025-Jubaland oo sheegtay in Soomaaliya ay maareyso xaalad halis amni oo xooggan

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegtay in wixii ka dhacay magaalada Muqdisho  ee ku dhawaaqista Xisbi ay ku...

Khamiis, May 15, 2025-Puntland oo soo qabatay eedaysane loo haysto inuu ka dambeeyay kufsi Garowe loogu geystay labo gabdhood oo walaalo ah

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 jir...

Khamiis, May 15, 2025-Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ...

Khamiis, May 15, 2025-Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Mudaharaad lagaga soo horjeedo warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn...

Khamiis, May 15, 2025-Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay maxaabiis ay dhawaan sii daynayso

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warar sheegaya in ay sii daynayso maxaabiistii ay kusoo qabatay dagaalkii Laascaanood, kaddib...

Khamiis, May 15, 2025-Golaha Wasiirada oo ansixiyey heshiis dhinaca amaanka ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga

Golaha Wasiirada oo ansixiyey heshiis dhinaca amaanka ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ...

Recent articles

spot_img