Dhegeyso: Maxaa sababay dib u dhaca markii labaad ku yimid shirka Muqdisho ee golaha wadatashiga

0
271
Dhegeyso: Maxaa sababay dib u dhaca markii labaad ku yimid shirka Muqdisho ee golaha wadatashiga

, 2025-05-05 20:02:39 ,

Dhegeyso: Maxaa sababay dib u dhaca markii labaad ku yimid shirka Muqdisho ee golaha wadatashigaShirkan oo uu qabsoomiddiisa horey ugu dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud bishii hore ee April ayaa waxa uu dib u dhacayaa markii labaad, iyadoo markan sababta baaqashadiisa aan la sheegin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here