Abaar laga baqayo inay Soomaaliya ka dhacdo iyo UK oo malaayiin geni ugu deeqday dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

0
129



, 2024-12-30 17:29:58 ,

Reuters

Dhibaato bani’aadannimo ayaa laga soo sheegayaa Soomaaliya iyadoo meelo badan ay ka jiraan biyo la’aan iyo abaar.

Shir jaraa’id oo ay maanta Muqdisho ku qabatay hay’adda maareynta musiibooyinka (SoDMA) ayey kaga hadashay baaxadda ay dhibaatada gaarsiisan tahay.

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta masiibooyinka Soomaaliya (SODMA) Maxamuud Macallin Cabdulle oo shirkiisa jaraa’id ka dib BBC la hadlay ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ay tahay roobkii deyrta oo aan di’in.

“Xaaladda ugu daran waxay tahay abaar ba’an oo dalka ka jirta taas oo ka timid roobkii la filyay ee deyrta oo baaqday”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here