More

    Tag: xiriirka

    Jubaland oo hakisay xiriirka Dowladda Federaalka

    Kismaayo —  Maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay iuu hakiay xiriirkii wada-shaqeyn ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, xilli uu sii xoogeystay khilaafka labada dhinac.Khilaafka, oo ku...

    Xasan Sheekh iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal

    Beijing —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen...

    Maxaa ka jira in xiriirka Iran iyo dowlada Soomaaliya soo hagaagayo?

    Waddamada Iskaashiga Islaamka ayaa lahjad adag ku dhaleeceeyay Israel, iyaga oo ku dhaliilay tallaabooyin aan wanaagsaneyn sida ay sheegeen oo ka dhan ah...

    Gudoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyey iyo jawaabta uu ka bixiyey

    Gudiga fulinta ee ciyaaraha fudud ayaa kulan ay yeesheen waxay shaqo joojin ku sameeyeen gudoomiyihii ciyaaraha fudud ee Soomaaliya Faarax Cali Macallin oo...

    Wareysi: Heerka xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

    Nairobi —  Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maalinti labaab maanta ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadahadallo shalay dhexmaray madaxda...