More

    Tag: Walaac

    Talaado, Jan 21, 2025-Soomaaliya oo walaac xooggan ka Muujisay xaaladda Bini’aadantinimo ee Qaza

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si qoto dheer uga walaacsan xaaladda sii xumaaneysa ee bini’aadantinimo ee ka taagan...

    Dhallinyarada Tahriibka ku timid Mareykanka oo walaac cusub la soo dersay

    Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore iyo sanadkanba dhallinyaro...

    Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara

    Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana...

    Walaac laga muujiyey hablo yaryar oo si khasab ah loogu guuriyo saraakiisha al Shabaab

    Qaar kamid ah dumarka kujira Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa u dhaqdhaqaaqa arrimaha haweenka ayaa walaac xooggan ka muujiyay guurka khasabka ah iyo xadgudubyada...

    Walaac soo wajahay Soomaali deggan Toronto

    Soomaalida qaar ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa walaac ka muujiyay is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Talaadadii ka dhacday Fallstaff...