25.4 C
Mogadishu

Tag: uga

Dagaal beeleed dib uga qarxay degmada Luuq

Luuq —  Dagaal beeleed ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay degmada Luuq ee gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas. Dagaalka...

Siyaasiin uga digay madaxweyne Xasan ‘isku moddo kororsi’

Muqdisho —  Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay in isku day muddo kororsi oo ay ku eedeeyeen inuu madaxweynaha talada...

Mashruuca maamul daadajinta oo si weyn uga hirgalay Berbera

Berbera —  Mashruuca Maamul daadajinta ee magaalooyinka waa weyn ee Somaliland ayaa si weyn uga hirgalay magaalada Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil, sida ay...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo siyaabo kala duwan uga falceliyey xiisadda ka taagan gobolka

Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia. Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya Cabdulqaadir...

Somaliland oo si adag uga hadashay taageerada milateri ee Masar ay siisay Somalia

Somaliland ayaa si adag uga hortimi taageerada milateri ee ay dawladda Masar u fidisay Soomaaliya, iyaga oo tallaabadaas ku macneeyey inay tahay mid...

Bariis tijaabo ahaa oo si guul leh uga soo go’ay Godey

Xafiiska Beeraha ee maamulka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay, in lagu guuleystay tijaabada bariis lagu abuuray beero ku yaalla deegaanka Beer-caano ee...

DFS oo imtixaan ka qaadaysa in ka badan toban kun oo macalin, si ay uga xulato saddex kun

Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida maamulada Soomaaliya si rasmi ah uga bilawday imtixaan ay galayaan 13-kun oo macalin, kuwaas oo...

Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi

Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamanka in qodobada doodaha soo socda ee baarlamanka...

Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib uga billaabanaya Ankara

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda ay mar kale ku kulmaan magaalada Ankara. Warkaan waxaa shaaciyay...

Laascaanood oo dib uga soo kabaneysa dagaalkii sanadkii hore

Laascaanood oo dib uga soo kabaneysa dagaalkii sanadkii hore Magaalada Laascanood ayaa laga dareemayaa isbeddel gaar ahaan dhinaca dib usoo kabashada ganacsiga, imaatinka qurbajoogta...

Cali Ciid oo VOA-da uga hadlay colaadda ka taagan Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid, oo VOA-da la hadlay ayaa sheegay in, maamulkiisu uu wado dadaal lagu qaboojinayo dagaal beeleedyo maalmahan...

ATMIS oo sheegtay in askar ay uga dhinteen qarax

Muqdisho —  Taliska ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa sheegay in laba askari ay ku dhinteen ciidamo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka...

Recent articles

spot_img