27.2 C
Mogadishu

Tag: Talaado

Talaado, Jan 21, 2025-Soomaaliya oo walaac xooggan ka Muujisay xaaladda Bini’aadantinimo ee Qaza

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si qoto dheer uga walaacsan xaaladda sii xumaaneysa ee bini’aadantinimo ee ka taagan...

Talaado, Jan 21, 2025-Wasiir Cali Xoosh ” Madaxweyne Xasan Sheekh aan siino waqti badan uu dalkaan maamulo”

Wasiir Cali Xoosh " Madaxweyne Xasan Sheekh aan siino waqti badan uu dalkaan maamulo" ...

Talaado, Jan 21, 2025-Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay ineysan jirin caqabad hortaagan in laga baaqsado doorasho qof iyo cod ah

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Raysal wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markale si adag u...

Talaado, Jan 21, 2025-Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhooweyay diiwangelibta Ururada Siyaasada Dalka

Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhooweyay diiwangelibta Ururada Siyaasada Dalka ...

Talaado, Jan 21, 2025-NISA oo ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka uga digtay inay u dhego-nuglaadaan amarada Alshabaab

NISA oo ganacsatada, dallaalliinta, iyo darawallada gaadiidka uga digtay inay u dhego-nuglaadaan amarada Alshabaab ...

Talaado, Jan 21, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Mulkiilayaasha Badda Cas

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxwynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda...

Talaado, Jan 21, 2025-Cali Jeyte “Waxaa igu Walaahi ah in Shabaabka meelaha ay joogaan iyo dadka la nool inaan gantaalo ku dhufan doono”

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - U qeybsanaha Xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda Soomaaliya...

Talaado, Jan 21, 2025-Madaxtooyada Soomaaliya oo shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh la guddoon siinayo abaalmarinta Hoggaaminta Madaxweynimo ee Afrika

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland uga qeyb galaya Shirweynaha...

Talaado, Jan 21, 2025-Xisbiga Himilo Qaran oo uga digtay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Doorasho u gaar ah qabsado

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - War qoraal ah usoo saaray Xisbiga Himilo Qaran ayuu ku sheegay in uu si dhaw ula socdo...

Talaado, Jan 21, 2025-Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Finland oo soo gaartay Muqdisho

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Wasiirka Arrimaha Gudaha...

Talaado, Jan 21, 2025-Puntland iyo Galmudug oo go’aamo kasoo saaray colaadda u dhexeysa beelaha Sacad iyo Leelkase

Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiinta labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, oo ku hawlan nabadaynta gobolka Mudug, ayaa yeeshay kulan si...

Talaado, Jan 14, 2025-Jubaland oo amaan kala dul dhacday Puntland Dagaalka ay Daacish kula jirto

Jubaland oo amaan kala dul dhacday Puntland Dagaalka ay Daacish kula jirto ...

Recent articles

spot_img