26.8 C
Mogadishu

Tag: Sabti

Pool robots have become remarkably capable over the last few years. What started as simple cleaners designed to remove debris from the bottom of a pool has evolved into a new category of intelligent systems...
OpenAI is laying out a future where advanced AI reaches billions of people, not only the companies and governments racing to control it. Its latest plan centers on an AI for everyone, a personal AGI...

Sabti, May 17, 2025-Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kaso baxaya weerar qorsheysnaa oo Xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku...

Sabti, May 17, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Shirka Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmaya Iraq

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya, khudbadna ka jeedin doona Shir madaxeedka 34aad...

Sabti, Apr 19, 2025-Wakiilka Somaliland ee Kenya oo sheegay in Somaliland aanay waligeed aqbali doonin aqoonsiga SSC Khaatumo

Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya, Maxamed Axmed Hurre (Barwaani), ayaa sheegay in xuduudaha Somaliland aan la beddeli karin,...

Sabti, Apr 19, 2025-Caruur Soomaaliyeed oo markoodi ugu horeeysay noloshoodi helay dareen maqal ah kadib qaliin lagu sameeyay

Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Waxa Magaalada Nairobi lagu soo gabagabeeyay qaliin kooban oo loo sameeysay caruur Soomaaliyeed kuwaas oo dhagaha loogu...

Sabti, Apr 19, 2025-Puntland oo sheegtay inay Daacish ka sifaysay Togga Miiraale oo ahaa farriisimihii ugu adkaa ee kooxda ku harsanayd

Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka...

Sabti, Apr 19, 2025-Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Tiro hoobiyaal ah oo goordhaw lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ...

Sabti, Apr 19, 2025-Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo soo buux dhaafiyay miyiga magaalada Baydhabo

Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab oo soo buux dhaafiyay miyiga magaalada Baydhabo ...

Sabti, Apr 19, 2025-Puntland oo fashilisay weerarro ismiidaamin ah oo Daacish la damacsanayd difaacyada ciidankeeda ku sugan Togga Miiraale

Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa maalintii labaad wada howlgal ballaaran oo ka dhan ah ururka Daacish, howlgalkaas oo...

Sabti, Apr 19, 2025-Degmooyin ka tirsan Muqdisho oo maanta looga dareeray diiwaan galinta cod bixiyaasha

Sabti, April 19, 2025 (HOL) - Degmooyinka Xamarweyne, Boondheere iyo Shibis ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaawday diiwaan galinta cod bixiyaasha golaha...

Recent articles

spot_img