24.9 C
Mogadishu

Tag: News

Sabti, May 17, 2025-Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe ...

Sabti, May 17, 2025-Qaramada Midoobay oo dhimeysa gargaarkii bini’aadantinimo ay ku bixin jirtay Soomaaliya iyo Yemen

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay sanadkaan ku qasbanaan doonto in ay dib u eegis ku sameyso qorshaheeda...

Sabti, May 17, 2025-Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kaso baxaya weerar qorsheysnaa oo Xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku...

Sabti, May 17, 2025-Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Shirka Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmaya Iraq

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya, khudbadna ka jeedin doona Shir madaxeedka 34aad...

European leaders consult Trump to align response to Russia-Ukraine talks

Saturday May 17, 2025Ukraine's President Volodymyr Zelenskyy, Britain's Prime Minister Keir Starmer, France's President Emmanuel Macron, German Chancellor Friedrich Merz and Polish Prime...

Arab foreign ministers meet in Iraq, outline agenda for Baghdad summit

Laith Al Jnaidi and Mohammad Sio Friday May 16, 2025Arab foreign ministers outlined the agenda for the 34th Arab League Summit set for...

Khamiis, May 15, 2025-Xanuunka Jadeecada oo Ka Dilaacay Deegaanada Somaliland oo Dad Badan Soo Ritay

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Xanuunka Jadeecada, oo ah cudur fayras ah, ayaa si ba’an uga dilaacay deegaanada Somaliland, waxaana uu soo...

Khamiis, May 15, 2025-Farmaajo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ku tuntay Dastuurka KMG ee dalka

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ku tuntay Dastuurka...

Khamiis, May 15, 2025-Jubaland oo sheegtay in Soomaaliya ay maareyso xaalad halis amni oo xooggan

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegtay in wixii ka dhacay magaalada Muqdisho  ee ku dhawaaqista Xisbi ay ku...

Khamiis, May 15, 2025-Puntland oo soo qabatay eedaysane loo haysto inuu ka dambeeyay kufsi Garowe loogu geystay labo gabdhood oo walaalo ah

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 jir...

Khamiis, May 15, 2025-Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ...

Khamiis, May 15, 2025-Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Mudaharaad lagaga soo horjeedo warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn...

Recent articles

spot_img