More

    Tag: magacaabay

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed Amiir, sida lagu sheegay...

    Jeneraal Odowaa oo mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga

    Muqdisho —  Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalay mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, kaddib marki ay magacaabistiisa ansixiyeen Golaha...

    Aadan Madoobe oo magacaabay guddi ka shaqeeya xeerka doorashooyinka

    Muqdisho —  Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa magacaabey guddi ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka, kuwaas oo ka shaqeyn doona xeerarka...

    Jeneral Asad Cusmaan oo loo magacaabay taliyaha booliska Soomaaliya

    Muqdisho —  Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaasi oo loo...

    Madaxweyne Ruto oo magacaabay wasiirro cusub

    Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa magacaabay 11 wasiir, 1o maalin kaddib marki uu kala diray golihiiisii hore ee wasiirrada, ka gadaal cadaadis uga...

    Laftagareen oo gudoomiye cusub u magacaabay gobalka Bay

    Baydhaba —  Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bay. Maxamed Isaaq Caracas oo horey u ahaa guddoomiyaha degmada Bardaale ayaa...