27.2 C
Mogadishu

Tag: Madaxweyne

Madaxweyne Xasan muxuu ka yiri cashuuraha dooddu ka taagan tahay iyo xiisadda Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay cashuuraha cusub ee doodda dhaliyey. Madaxweynaha oo xalay hadal u jeediyey shacabka ayaa sidoo kale...

Madaxweyne Xasan oo shacabka ku boorriyay bixinta canshuuraha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud, ayaa xalay ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin canshuurta iiba, gadoodka darawallada Bajaajka iyo xiisadda Itoobiya iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culumaa’uddiinka ku boorriyay midnimo

Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan casho ah ku qaatay culimada Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku shirayay Muqdisho iyo Madaxweynaha Soomaaliya.Xasan Sheekh oo...

Madaxweyne Ruto oo magacaabay wasiirro cusub

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa magacaabay 11 wasiir, 1o maalin kaddib marki uu kala diray golihiiisii hore ee wasiirrada, ka gadaal cadaadis uga...

Maxaa lagu fasiri karaa safarada badan ee madaxweyne Xasan ee Eritrea?

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho dib ugu noqday ka dib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka...

Madaxweyne Xasan oo soo geba-gebeeyey safarkii Eritrea

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay Eritrea.Madaxweyne Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ku tegay Eritrea

Asmara —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay...

Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan oo mar kale tegay furimaha dagaalka

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe...

Jabuuti oo beenisay eedeyn uga timid madaxweyne Muuse Biixi

Jabuuti —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso.Madaxweyne...

Madaxweyne Xasan oo mar kale ka hadlay xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay xiisadda u dhexysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegay in Addis Ababa aysan isku heysanin in ay marin...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh u tagay Norway?

Oslo —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho saddax maalin ay uga billaabatay dalka Norway kadib markii isaga iyo wafdi uu hogaaminayo casuumaad...

Recent articles

spot_img