More

    Tag: kula

    Sabti, May 17, 2025-Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

    Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kaso baxaya weerar qorsheysnaa oo Xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku...

    Axad, Mar 30, 2025-Raysal Wasaare Xamse oo Maanta Salaadda Ciida kula Tukaday deegaanka Nambar 50 Shacab iyo Ciidan

    Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa saakay Salaadda Ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan...

    Faaqidaadda: Doorka DFS ee dagaalka Puntland kula jirto Daacish

    Faaqidaadda: Doorka DFS ee dagaalka Puntland kula jirto Daacish Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Puntland kula jirto maleeshiyada...

    Bandhigga VOA: Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish

    Bandhigga VOA: Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish Read More

    Xabbad kiniini ah cidna kuma darsan howlgalka aan kula dagaalamayno Daacish

    Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ku sugan...

    Axmed Al Sharcaa oo Ankara kula kulmay Erdogan

    Ankara —  Hoggaamiyaha cusub ee Dowladda KMG ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharcaa, ayaa Talaadadii magaalada Ankara kula kulmay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Labada mas'uul...

    Talaado, Jan 14, 2025-Jubaland oo amaan kala dul dhacday Puntland Dagaalka ay Daacish kula jirto

    Jubaland oo amaan kala dul dhacday Puntland Dagaalka ay Daacish kula jirto ...

    Puntland oo sheegtay in ay guulo ka gaartay dagaalka ay kula jirto Daacish

    Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Maxamed Cabdinuur oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa uga warramay hawlgalladda ciidamadda Puntland ay kula dagaalamayaan kooxda Daacish ee...

    Madaxweyne Xasan oo beeniyey inay wadahadal kula jiraan Al-Shabaab

    Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ay wadahadal uu u dhaxeeyo dowladda Soomaaliya...

    Amiirka Qatar oo taleefon kula hadlay Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed

    Doha —  Warar laga soo xigtay diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa sheegaya in Amiirka Qatar, Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani uu si...