25 C
Mogadishu

Tag: iyo

Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay shirkii Turkiga ee u dhexeeyey iyaga iyo Ethiopia

Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa ka hadlay shirkii ka socday dalka Turkiga ee lagu dhexdhexaadinayey Soomaaliya iyo Ethiopia. Wasiirka arrimaha...

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo xalay khadka telefoonka ku wada hadlay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud iyo madaxweynaha Turkiga Racep Tayep Erdogan, ayaa xalay ku wadahadlay khadka teleefanka , sida lagu sheegay war kooban...

Wadahadalada Turkigu soo agaasimay ee Ankara ku dhexmaraya Somalia iyo Ethiopia

Maalinta beri ah waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga, wadahadalo ay soo qaban qaabisay dowlada Turkiga, iyaga oo...

Kor u kaca dhoofka liinta iyo xoolaha nool ee Kismaayo

Dhaqdhaqaaq ganacsi oo la xiriira dhoofinta wax soo saarka liinta iyo xoolaha nool ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Liinta iyo...

Maxaa ka jira in xiriirka Iran iyo dowlada Soomaaliya soo hagaagayo?

Waddamada Iskaashiga Islaamka ayaa lahjad adag ku dhaleeceeyay Israel, iyaga oo ku dhaliilay tallaabooyin aan wanaagsaneyn sida ay sheegeen oo ka dhan ah...

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey...

Wadahadallada Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib uga billaabanaya Ankara

Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda ay mar kale ku kulmaan magaalada Ankara. Warkaan waxaa shaaciyay...

Faaqidaadda: Doodaha ka taagan xeerarka Doorashada iyo Xisbiyada

Faaqidaadda: Doodaha ka taagan xeerarka Doorashada iyo Xisbiyada Read More

Golaha wasiirada Somalia oo ansixiyey xeerarka doorashooyinka iyo xisbiyada siyaasadda

Golaha wasiirada ee Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa maanta ansixiyey laba xeer oo kala duwan, xeerka doorashooyinka ee Soomaaliya iyo weliba...

Faahfaahinta iyo falcelinta xeerarka doorashada iyo xisbiyada siyaasadda ee golaha wasiiradu ansixiyey

Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey xeerarka doorashooyinka dalka iyo kan xisbiyada siyaaasadda. Xeerkan ayuu goluhu u gudbiyey baarlamaanka si uu uga...

Midawga Afrika oo sameeyey hawlgal cusub iyo Masar oo ciidamo ku biirinaysa

War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey...

Askar iyo saraakiil loo xiray qaraxii Liido

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii ka dhacay Liido loo xiray askar & saraakiil ciidan, kuwaas oo lagu eedeeyay dayac amni. Sidoo kale,...

Recent articles

spot_img