More

    Tag: Haweenka

    Madasha Haweenka: Doorka Haweenka Soomaaliyeed ee Siyaasadda

    Nairobi —  Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; doorka haweenka Soomaaliyeed ee siyaasadda, waxaana marti ku ah Caasha Geelle Diiriye, oo...

    Doorka haweenka iyo dhallinyarada ee doorashadii Puntland

    Doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka hirgalay waxaa ka dhex muuqaday dhallinyarada iyo haweenka oo aan door muuqada xilliyadii hore ku lahayn ka...

    Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba

    Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa qeybtii labaad ee wareysi aan la yeelanay...

    Madasha Haweenka: Wareysi aan la yeelanay Ayaan Kaaba

    Madasha Haweenka: Wareysi aan la yeelanay Ayaan Kaaba Barnaamijka Madasha Haweenka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelanauy Ayaan Axmed Caydiid...

    Barnaamijka Madasha Haweenka: Dr Hodan Siciid Ciise

    Barnaamijka Madasha Haweenka waxaa marti ku ah Dr. Hodan Siciid Ciise oo baratay dhaqaalaha, sidoo kalena bare ka ah Jaamacada Buffalo ee gobolka...

    QM: Haweenka Soomaaliya waxay weli wajahayaan tacaddiyo jinsi

    Muqdisho —  Iyadoo maanta ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Tacaddiyada Jinsiga ee Xilliyada colaadaha, ayaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

    Madasha Haweenka: Xaliima Faarax Godane

    Madasha Haweenka: Xaliima Faarax Godane Read More

    Madasha Haweenka: Dr. Faaduma Sheekh Cali Jicmaale

    Madasha Haweenka: Dr. Faaduma Sheekh Cali Jicmaale Barnaamijka Madasha Haweenka waxa toddobaadkan marti ku ah Dr. Faaduma Sheekh Cali Jimcaale oo ah dhaqtar ku...