26.7 C
Mogadishu

Tag: Ethiopia

Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii Soomaaliya iyo dalalka QUINT ee Washington?

Washington —  Mareykanka iyo afar dal oo kale, oo la isku yiraahdo QUINT ayaa ka wada hadlay baahida loo qabo dhameystirka qorshaha cusub ee...

Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?

Washington —  Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee...

Ileyska VOA: Khudbadihii Soomaaliya iyo Itoobiya ee shirka QM

New York —  Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maanta la soo geba-gebaynayo, iyo...

Wareegii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Ethiopia oo baaqday

Ankara —  Waxaa baaqday wareegii 3-aad ee shirka lagu dhex-dhexaadinayo dalalka Ethiopia iyo Soomaaliya, kaasi oo la filayay in berri uu ka furmo magaalada...

Fallanqeyn: Muhiimadda wafdiga IGAD ee maanta yimid Muqdisho

Muqdisho —  Wafdi sare oo ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.Wafdiga oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyey ayaa...

Faaqidaadda: Ciidamada Itoobiya iyo Aragtida Shacabka Bakool

Xudur —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay falcelintii dadka reer Bakool iyo joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolkaas, kuwaas oo Dowladda Federaalka...

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley

Washington —  Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa iftiimiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee Mareykanku ka...

Ciidamada Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada gobolka Gedo

Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in magaalooyinka Gobolka qaarkood laga dareemay dhaqd-haqaayo ay sameynayaan ciidamada Ethiopia.Xili uu wali...

Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saaray xiisadda Itoobiya

Muqdisho —  Culumada Soomaaliyeed oo maalamahaan shi ku lahaa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xiisadda sii kululaanaysa ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia.Bayaan ay...

ILEYSKA VOA: Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho —  Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka ka dhex taagan Soomaaliya iyo Ethiopia, keenista ciidamo ka socda Masar, iyo...

Faahfaahinta dekedda ay Djibouti u soo bandhigtay Ethiopia

Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra'iisal wasaare...

Xildhibaanada Soomaaliya oo ku kala aragti duwan habka loo maaraynayo xiisadda Ethiopia

Xubno ka tirsan golaha shacabka ee laga soo doorto Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xilligan ku kala aragti duwan qaabka dowladda Soomaaliya ay uga...

Recent articles

spot_img