More

    Tag: dilka

    Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah

    Muqdisho —  Ugu yaraan 50 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal duqeyn ah oo laga fuliyay deegaanka Damasha Shabeelow ee gobolka...

    Dowladda oo sheegatay dilka 130 Al-Shabaab ah kadib dagaal culus

    Jowhar —  Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaallada...

    Maxkamad millatari oo amartay xariga 14 ku eedeysan dilka 6 sarkaal

    Muqdisho —  Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Khamiisti shalay soo saartay, waaran lagu soo xirayo 14 eedeysano oo looga shakisanyahay in ay...

    Dowladda oo sheegatay dilka ku dhowaad 60 Shabaab ah

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegatay in ku dhowaad 60 maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay howlgallo ka dhacay gobollada Galgaduud...

    Halkee ayay Soomaaliya kaga jirtaa dalalka fuliya xukunnada dilka ah?

    London —  Hay'adda Amnesty International ayaa Arbacadii sheegtay in xukunnada dilka ah ee adduunka oo dhan ay sare u kaceen sanadka 2023-kii, isla markaana...

    Dowladda Soomaaliya oo sheegatay dilka horjoogeyaal Al-Shabaab ah

    Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeymo ay la kaashadeen saaxiibada caalamka ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee...