More

    Tag: dhexe

    Sabti, May 17, 2025-Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

    Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kaso baxaya weerar qorsheysnaa oo Xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku...

    Isniin, Apr 28, 2025-Somaliland oo sheegtay inaanay ku dhex milmi doonin colaadaha Bariga Dhexe

    Isniin, April 28, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay inaanay qayb ka noqon doonin colaadaha ka taagan Bariga Dhexe sida dagaalka Qasa, kadib...

    Talaado, Apr 1 , 2025-In ka badan 40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

    Talaado, April 1, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo...

    Gudoomiyahii hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo geeriyooday

    Columbus —  Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...

    Bankiga Dhexe ee Somaliland oo isku dayaya in uu xakameeyo sicir-bararka

    Hargeysa —  Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka...

    Golaha Shacabka Soomaaliya oo ka dooday xaaladda Xabsiga Dhexe

    Muqdisho —  Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa dood ka yeeshay duruufaha nololeed iyo caqabadaha ay wajahayaan maxaabiista ku jira xabsiga dhexe ee Muqdisho.Doodda...

    Ilayska VOA: Xaggee salka ku haysaa coladda ka taagan bariga dhexe?

    Ilayska VOA: Xaggee salka ku haysaa coladda ka taagan bariga dhexe? Read More

    Ilayska VOA: Xiisadda ka oogan bariga dhexe

    Ilayska VOA: Xiisadda ka oogan bariga dhexe Read More

    Askarigii ka hortagay in khasaare culus ka dhasho weerarkii Xabsiga Dhexe

    Muqdisho —  13-kii bishan ayaa maxaabiis u xkuman dabiyo la xiriira argagixisannimo ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho iyaga oo...

    Taliyaha xabsiga dhexe ee Muqdisho oo shaqada laga fariisiyey

    Muqdisho —  Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmana Aadan ayaa shaqadii ka fariisiyey taliyihii xabsiga dhexe ee Muqdisho Sarreeye Guuto Daahir Cabdulle Raage...

    Xeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadlay is-rasaaseyntii Xabsiga Dhexe

    Muqdisho —  Xeer ilaaliyaha guud ee qaaranka Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa wax aan la qbali karin ku tilmaamay shaqaadadii ka dhacday gudaha xabsiga...

    Afar kun oo arday oo u fariistay imtixaanka dugsiyada dhexe ee Jubbaland

    In ka badan 4 kun oo arday ayaa maanta u fariistay imtixaanaadka dugsiyada dhexe ee deegaannada Jubbaland ee Koonfurta Soomaaliya. Imtixaankan ayaa waxaa daahfuray...

    Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa’il ee ka socda gobollada dhexe

    Ileyska VOA: Isku dhacyada iyo dilalka qabaa'il ee ka socda gobollada dhexe Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isku dhacyada iyo...