27.3 C
Mogadishu

Tag: Ciyaaraha

Waa kee cayaartoyga Soomaaliyeed ee la saadaalinayo inuu ku biiro horyaalka Premier league

, 2024-11-01 04:30:24 , X1 Nofembar 2024Daaha Cabdi Cali waa cayaartoy Kubadda cagta cayaara oo 26 jir ah. Wuxuu ku dhashay...

Gabadhii ugu horreysay oo Fardafuul ah iyo sida ay ragga fagaarayaasha ugula tartanto

, 2024-10-31 15:44:13 , Shukri CismaanQoraalka sawirka, Gabadha Fardafuulka ah ee Muqdisho ku suganArticle informationShukri Cismaan Muuse waa fardafuul ragga Muqdisho kula...

Sida gabadhan Soomaaliyeed looga joojiyay inay xirato surwaal dheer marka ay kubadda dheeleyso

, 2024-10-30 09:13:26 , 30 Oktoobar 2024Gabar tababare kubadda cagta ah una ololeysa qaxootiga ayaa laga hor istaagay inay ku dheesho surwaal sababtoo...

Maxaa ku dhacay cayaartoyda Nigeria ee Libya uga qeyb-geli lahaa koobka Afcon?

, 2024-10-15 08:42:13 , Reuters15 Oktoobar 2024Kooxda Qaranka Nigeria (Super Eagles) ayaa dib ugu laabtay dalkooda kadib 16 saacadood oo xaalad adag...

Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho oo dayactir lagu sameynayo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay dib u dayactirka dhismaha garoomada kala duwan ee ay ka kooban tahay Tuulada Ciyaaraha ee Stadium...

Cabdi Jaamac: Cayaaryahanka baahiyaha gaarka ah qaba ee doonaya inuu dahab kala soo laabto Paris

, 2024-08-29 10:15:13 , Lucas Uebel29 Agoosto 2024Cabdi Jaamac oo shan jeer hore ugu guuleystay cayaaraha olimbikada ee dadka qaba baahiyaha gaarka...

Sababaha keena dhaawacyada ka dhaca garoomada kubbadda lagu ciyaaro ee Hargeysa

, 2024-08-25 14:33:03 , Article informationAuthor, Saleebaan SaxansaxoRole, Weriye25 Agoosto 2024Waxaa kordhayey bilihii u dambeeyey dhaawacyada kala duwan ee ka dhasha garoomada...

Horyaalka Ingiriiska: wax badan ka ogow tababarayaasha, ciyaartooyda iyo saadaasha khuburada BBC-da ee afarta sare

, 2024-08-16 16:16:18 , Getty Images16 Agoosto 2024Xilli ciyaareed cusub ayaa u bilaabanaya horyaalka Engiriiska ee ah kan loogu daawashada badanyahay horyaalada...

Maxaad ka taqaan cayaartoyda Soomaalida ee ka qayb galaysay olombikada Paris

, 2024-08-11 14:55:16 , Getty Images11 Agoosto 2024Tiro Dhallinyaro Soomaali ah ayaa sannadkan ka qayb galay cayaaraya olombikada ee Paris. Dhallinyaradaas...

Warbixin guud oo ka hadlaysa ciyaaraha Olympics ee ka socda Paris

Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxaa ka socda ciyaarihii Olombikada (Olympics), kuwaas oo sannadkan ku soo beegmay, xilli ay caalamka ka jiraan xiisado...

10ka rikoor ee ugu sarreeya Olombikada ee ay haystaan cayaartoyda Afrikaanka

, 2024-08-04 15:53:14 , Getty Images4 Agoosto 2024Caasimadda Faransiiska waxay noqotay meel aad indhaha loogu hayo, laga soo bilaabo 26 Luulyo. Balaayiin...

Muxuu yahay garoonka la yaabka leh ee noociisa aan hore loo arag ee Sucuudigu dhisayo

, 2024-08-03 17:25:02 , Saudi 20343 Agoosto 2024Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay dhisto kow iyo toban garoon oo martigelinaya Koobka Adduunka sanadka...

Recent articles

spot_img