More

    Tag: Cas

    Talaado, Jan 21, 2025-Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Somaliland Ay Ka Mid Tahay Mulkiilayaasha Badda Cas

    Talaado, January 21, 2025 (HOL) - Madaxwynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay xubin muhiim ah ka tahay Badda...

    Halista deegaan ee ka iman karta markab shidaal oo Xuutiyiintu ay ku weerareen badda cas

    Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen markab...

    Weeraro ka dhacay badda cas oo lagu beegsaday Markab ganacsi

    Maamulka badaha ayaa baadhaya weeraro kala duwan oo la sheegay in lagu qaaday markab marayey biyaha badda cas, gaar ahaan, meel u dhow...

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya

    Galka Baarista: Saamaynta ay xiisadda Badda Cas ku yeelatay Soomaaliya Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda Badda Cas ka taagan...