Xildhibaano si adag uga hadlay canshuur kordhinta, wareysi
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ayaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamanka in qodobada doodaha soo socda ee baarlamanka...
Muqdisho —
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iman Cige ayaa dhawaan sheegay, in xukuumadda Soomaaliya ay dhaqan-gelineyso canshuur cusub oo ay ku soo...