Columbus —
Dr Cali Cabdi Camalow oo soo nqoday gudoomiyahii Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee...
Hargeysa —
Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka...
Dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo bahda caafimaadka ayaa si weyn u bogaadiyay tallaabadii Axaddii lagu daahfuray xarunta bankiga dhiigga ee Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Haddaba muhiimmada...
Washington —
Dhawaan waxaa magaaladan Washington lagu soo geba-gebeeyey kulan looga hadlayey dhaqaalaha dunida oo ay soo qaban qaabiyeen hay’ada IMF iyo Bankiga Adduunka.
Shirkan...