More

    Xulka Spain oo ku guuleystay koobka Qaramada Yurub

    Published on:


    Berlin — 
    Xulka kubadda cagta ee waddanka Spain ayaa xalay marki afraad ku guuleystay koobka Qaramada Yurub, kaddib marki ay ciyaati finalka oo ka dhacday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ay 2-1 ugu awood sheegteen dhiggooda England.Goolasha waxaa Spain u kala dhaliyay Nico Williams iyo Mikel Oyarzabal, halka goolka kaliya ee Ingiriiska uu keenay Cole Palmer.Haddaba faah-faahinta ciyaartan ayuu Abdulkadir Samakab ka wareystay, Cabdulcaziz Xaji Cabdulqadir, oo ka faallooda arrimaha isboortiga.


    Read More

    Related