More

    Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray

    Published on:


    Maalmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto Jubaland kadib casuumaad iyo shir wadatashi ah oo uu ugu yeeray madaxweynaha Jubaland, kaasoo ku aadan khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubaland iyo Dowlada Federaalka.Waxaana ay maanta soo saareen war-saxaafadeed ay uga hadlayaan khilaafka ka dhex taagan labada dhinac, ayaga oo sidoo kale cambaareeyey hindise sharciyeedyo ay ansixiyeen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya.Warkan waxaa soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here