More

    Xanuunka Busbuska oo lagu arkay dalal deris la ah Somalia

    Published on:


    Ka dib xanuunka ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, ee Busbuska, ayaa la sheegayaa in xanuunkaasi uu si weyn ugu faafay meelo badan oo bariga iyo badhtamaha Afrika ah.
    Meelaha lagu arkay xanuunkaas waxaa ka mida dalalka Uganda iyo Kenya oo Soomaaliya la deris ah, kuwaas oo dadkoodu ay si weyn isu dhex socdaan.
    Haddaba, sidee ayaa xanuunka Busbuska looga hortagi karaa, ama lagu gartaaba calaamadihiisa
    Sahra Cabdi axmed ayaa khadka telefoonka ee Mogadishu kula xariirtey, Dr. Abdi Faarax Cali, Taano, oo ka howlgala Isbitaalka SHaafi, ugu horeyntiina waxey waydiisey bal inuu sharaxo xanuunka.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here