More

    Wareysi: Maxaa sababay in Soomaaliya hilib iyo khudaar dibadda looga keeno?

    Published on:


    Washington — 
    Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku yahay sida mooska, cambaha, iyo seytuunlka, ukunta, iyo hilibka oo uu ku jiro kan digaagga.
    Haddaba sababaha iyo baahida keentay in cunooyinkii dalka ay baddalaan kuwo laga keenay dibadda ayaan ka wareystay guddomiye ku xigeenkii hore ee koowaad ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Dalxa.


    Read More

    Related

    Leave a Reply

    Please enter your comment!
    Please enter your name here